Home » Ciyaaraha » 11 ka Cayaaryahan ee laga Xulay koobka yurub kulamdii la dheeley

11 ka Cayaaryahan ee laga Xulay koobka yurub kulamdii la dheeley
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 16-06-16 5:44 AM

Waxaa las oo Saaray Liiska 11 ka Cayaaryaahan ee ilaa hada ugu fiican koobka qaramada qaarada yurub kaas oo Xiiso badan uga socda dalka France.

Xidigahaan la soo Xulay ayaa waxaan kujirin Cayaaryahanka ugu fiican dhamaan inta dheeleysa koobkaan ee Cristiano Ronaldo kaas oo aa Cayaar Wanaagsan soo bandhigin Kulankii uu u dheeley dalkiisa kaas oo ay bareejo Galeen.

Hadaba Waa kuwee 11 ka Cayaaryahan ee ilaa hada ugu fiican koobka yurub?

image