Home » Ciyaaraha » Barcelona oo ku guul dareesatay saxiix xidig ee in badan daba jogtay iyo Man City oo guul ka gaartay xidigaan.

Barcelona oo ku guul dareesatay saxiix xidig ee in badan daba jogtay iyo Man City oo guul ka gaartay xidigaan.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 24-06-16 6:38 AM

  Barcelona  ayaa lagu soo waramayaa in looga adkaaday loolanka loogu jiray saxiiixa da’yarka kooxda Velez Sarsfield ee Benjamin Garre.

15 jirkan oo uu awoowaha u yahay laacibkii hore ee Argentina Oscar Garre ayaa la tababartay mar kooxda Manchester United.

City  ayaa la soo warinayaa in loolanka uga badisay Barca balse waxaa sheelaraha kacay Luis Enrique.

Guardiola waxa uu hogaanka City qaban doona bisha dambe.