Home » Ciyaaraha » Blanc oo mag dhow lacageed qiime sare ah la siiyey si uu uga dago xilka tababare ee PSG

Blanc oo mag dhow lacageed qiime sare ah la siiyey si uu uga dago xilka tababare ee PSG
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 24-06-16 6:20 AM

Tababaraha Paris Saint – Germain ayaa ogolaaday in uu ka tago kooxda ka dhisan caasimada France.

Hase ahaatee, Blanc waxaa loo gacan galiyey €22 million oo mag dhaw ah.

Daaficii hore ee Mancheser United ayaa koobab badan oo maxali ah u horseeday PSG balse waxaa shaqadiisa galaaftay Champions League oo uu saddexddii sano ee la soo dhaafay ka gudbi waayey wareegiisa sideed dhamaadka.

Unai Emery ayaa la filayaa in uu badalo.