Home » Ciyaaraha » Cayaaryahankii labaad ee Man United soo bandhigtay 24 Saac Gudahood

Cayaaryahankii labaad ee Man United soo bandhigtay 24 Saac Gudahood
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 9-06-16 1:14 AM

Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa soo bandhigtay Cayaaryahankii labaad ee ay la soo Wareegaan 24 Saacadood gudahood waxaana hada la soo shaac bixiyey Xidig u dheelayey kooxda Feyenoord ee dalka Holland.

Manchester United ayaa si Cad u shaacisay in ay heshiis lagaareen Weeraryahanka da da yar ee lagu Magacaabo Tahith Chong kaas oo lasoo Saaray isaga oo gashan Funaanada Naadiga Man United,

Tahith Chong oo ah Cayaaryahan 16 Sano jir ah oo aad loogu amaanay dhanka Weerarka ayaa lasoo dhigay barta bulshada ee Naadiga Red Devils Waxaana lashaaciyey in uu Saxiixay Heshiis 5 Sano ah oo uu kooxdaas ugu dheeli doono.

chong-41