Home » Ciyaaraha » Cristiano Ronaldo oo Xalay muujiyey dabci kaduwan kii hore Sabab?Sawiro

Cristiano Ronaldo oo Xalay muujiyey dabci kaduwan kii hore Sabab?Sawiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-06-16 12:45 AM

Warbaahinta kala duwan ee Caalamka ayaa siweyn u hadal haysa isbadal aan looga baran Xidiga dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo isaga oo aan Gool dhalin ama aan kooxdiisu badin ka dib markii uu ogolaaday in uu Sawiro lagalo Taageerayaal.

Cristiano Ronaldo ayaa Xalay aad uga Xanaaqsanaa Bareejadii ay galeen dalkiisu Kaaga sii darane Rigoore ayuu qasaariyey Waxaa Wajigiisa laga Dareemayey Xanaaq hadana Markii Cayaartu dhmaaatay waxa uu sacbiyey Taageerayaasha dalkiisa Waxa uu Sawiro lagalay Taageerayaal Garoonka ugu soo dhex galay waxa uu ka celiyey weliba booliskii ka celin lahaa.

Saxafiyiin badan ayaa Su aal ka keenay Faraxada uu Muujiyey Ronaldo dhmaadkii Cayaarta waxaase inta badan laysku Raacay in Xidigo ku qancay sikasta oo uu isugu dayey in uu Gool u dhaliyo oo suurtagal aan u noqon iyo Recordka Cusub oo uu u dhigay Safashada dalkiisa.

1 2 3 4 5 6 7 8