Home » Ciyaaraha » Daawo : Dean Ambrose Oo Markii Ugu Horeysay Ku Guuleystay Horyaalka WWE, Bandhiga Money In The Bank Ayuu Ku Qaaday

Daawo : Dean Ambrose Oo Markii Ugu Horeysay Ku Guuleystay Horyaalka WWE, Bandhiga Money In The Bank Ayuu Ku Qaaday
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 20-06-16 8:35 PM

Bandhiga Money In The Bank ee 2016-ka ayaa si xiiso leh loo ciyaaray gaar ahaan isku dhacii Roman Reigns oo haystay horyaalka WWE iyo Dean Ambrose oo ugu dambeyn ku guuleystay horyalka WWE .

Waa markii ugu horeysay ee uu Dean Ambrose ku guuleystay WWE World Heavyweight iyadoo uu ku qaaday intii lagu jiray bandhigga Money In The Bank 2016-ka,