Home » Ciyaaraha » Daawo Dhacdo Layaab Leh: Taageere u dhashay dalka Turkey ga oo jejebiyey Tv giisa xilli uu ..

Daawo Dhacdo Layaab Leh: Taageere u dhashay dalka Turkey ga oo jejebiyey Tv giisa xilli uu ..
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 17-06-16 12:36 PM

Mid kaid ah Taageerayaasha Xulka qaranka Turkiga oo daawanayey Cayaartii dalkiisa iyo Croatia koobka yurub ayaa si layaab leh isaga bur buriyey dhaladii uu Cayaarta ka daawanayey.

Ninkaan oo Xamaasad saa id ah ay ka muuqatay ayaa lasheegay in Xaaskiisu keentay Sababta uu u Ja baiyey dhalada ka dib markii ay dhawr jeer kadamisay TV ga Xili Cayaartu meel xun maraysey.

Xaaska Ninkaan ayaa Gashay meel uusan ka arki karayn iyada oo Haysata Rumuudka dhalada Waxayna Damineysey Marka Turkigu Goolka Croatia Weerarayaan ama ku bado fiican ay lagalaan Xerada Ganaaxa ee dala ladheelayey Ninkaan oo u qaatay in Ciladu tahay dhalada ayaa Xanaaq dartiis u ja jabiyey TV gii dhan isaga oo aad u Caytaaya Waliba.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Ninka burburiyey Tv giisa

1 2 3 5 6