Home » Ciyaaraha » Daawo:- Farsamooyinkii dunida ka yaabiyey ee uu sameeyey Ronaldinho

Daawo:- Farsamooyinkii dunida ka yaabiyey ee uu sameeyey Ronaldinho
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 3-06-16 2:18 AM

Cayaaryaahnkii weynaa ee kooxda Barcelona iyo Xulka qaranka Barziil Ronaldinho waxa uu ka mid ahaa Mucjisooyinkii layaabka badnaa ee soo Maray Kubada Cagta ilaa hadana aan Maankooda ka Go in dad badan oo daawan jirey Cayaarihiisa Farsamooyinkii layaabka badnaa ee uu samayn jirey.

Hadaba Daawo Video lagu soo koobay wax yaabihii ugu layaabka badnaa ee uu samayn jirey Ronaldinho.