Home » Ciyaaraha » Daawo muqaal Nin Ronaldo ugu hanjabay in oo dili doono

Daawo muqaal Nin Ronaldo ugu hanjabay in oo dili doono
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 7-06-16 7:17 PM

Ninka lagu magacaabo Hafthor Bjornsson oo ku nool waddanka Iceland ayaa ballan-qaaday in uu gacanta ula tegi doono Cristiano Ronaldo, isla markaana uu lafihiisa jajabin doono.

Ninkan oo ka mid ah dadka biraha qaad-qaada, ciyaaraha miisaanka culus ee musaaricada ahna dheela, ayaa muuqaal uu soo duubay waxa uu ku sheegay in uu dili doono Ronaldo haddii uu gool ka dhaliyo Iceland oo ay wada ciyaari doonaan tartanka Euro 2016.