Home » Ciyaaraha » Daawo Muqaal Real Madrid iyo Barcelona oo lacago badan daadinaayo si ee u helaan laacibiin

Daawo Muqaal Real Madrid iyo Barcelona oo lacago badan daadinaayo si ee u helaan laacibiin
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 1-06-16 7:37 AM

Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ee ku xafiiltama horyaalka La Liga dalkaasi Spain ayaa doonaya inay safafkooda xiddigaha la liicliicaya ay xiddigo hor leh kusoo kordhiyaan.

Kooxda Barca ayaa tusaale ahaan dooneeysa laacibiin ay ka mid yihiin Juan Mata, Dany Blind iyadoo uu ka socdo laacibka Daniel Alves oo lala xiriirinayo Juventus.

Kooxda Real Madrid ayaa dooneeysa inay soo ceshato Alvaro Morata, Lowandowsk iyo Alaba ayay sidoo kale doonayaan, halka laacibka kale ee sanadkan ka socda Bundesliga uu yahay Ilkey Gundugan oo u xirxiran Man City.