Home » Ciyaaraha » Daawo: Sawir 11 ka xidig ee ugu macquulsan ciyaaryahanada ka qeyb galaya koobka qaramada Yurub ee Euro 2016 ka.

Daawo: Sawir 11 ka xidig ee ugu macquulsan ciyaaryahanada ka qeyb galaya koobka qaramada Yurub ee Euro 2016 ka.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 9-06-16 2:18 PM

Waxa Maalinta Jimacaha Ah Bilaabmaya Tartanka Qaarada Yurub ee Euro 2016 oo ka furmi doona dalka Frnace oo marti galin doona koobka.

waxa uu xulk kasta oo ka mid ah xulalka ka qayb galaya tartankan niyada ku hayaa sidii uu ugu guulaysan lahaa ama uu meel fiican uga gaadhi lahaa tartankan.

Hadab waxa ay kooxd.com idiin soo Gudbinaysaa shaxda isku dhafka ah ee laga soo doortay dhamaan xulalka ka qayb galaya tartanka

waa tan shaxda oo dhamaystiran ee hoos kaga bogo.

euro16_xi