Home » Ciyaaraha » Daawo Sawirada Wadooyinka Magaalada Buenos Aires oo lagu Xardhay Codsiyo ku socda Lionel Messi

Daawo Sawirada Wadooyinka Magaalada Buenos Aires oo lagu Xardhay Codsiyo ku socda Lionel Messi
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 28-06-16 8:51 PM

Kadib Markii Xulka dalka Argentina uu dib ugu laabtay dalkiisa ayaa Waxaa soo baxayey Codisyo aad u farabadan oo loo jeedinayo Xidiga dalkaas ee Lionel Messi kaas oo dhawaan ku dhawaaqay in uu Gebi ahaan ka Fariistay Cayaaraha Caalamiga ah.

Magaalada Caasimada u ah dalka Argentina ee Buenos Aires ayaa lagu Xardhay qoraalo Codsi ah oo looga Codasanayo Cayaaryahan Lionel Messi in uu ka laabto Go aankiisii ahaa in uusan u dheeli doonin Argentina Markale,

1 3 4 5 6 7 8 9