Home » Ciyaaraha » Daawo Sawirada Xulka dalka France oo isku diyaarinaya kulanka Furitaanka koobka yurub

Daawo Sawirada Xulka dalka France oo isku diyaarinaya kulanka Furitaanka koobka yurub
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 9-06-16 7:42 PM

Xulka qaranka dalka France ayaa isku diyaarinaya kulanka Furitaanka koobka qaramada qaarada yurub ee ay ladheeli doonaan dalka Romania Habeen dambe Saacada Muqdisho Marka ay tahay 1-00 Fiidnimo ayuuna bilaaban doonaa kulankaas.

Cayaartoyda Xulka dalka France ayaa Sanadkaan waxa ay doonayaan in ay qaadaan koobka yurub 2016 Maadaama dalkooda lagu qabanayo iyaga oo dadka dalka France Xasuusin doonaa koobkii aduunka ee France lagu qabtay 1998 dii Xiligaas oo ay iyagu qaadeen.

Cayaarta Furintaanka ayaa lagu qaaban Garoonka weyn ee Stade de France Waxaana Cayaarta ka hor dhici doona Mahrajaan aad u qurux badan oo ay Samayn doonaan dad loo Carbiyey shaqadaas.

Indhaha Caalamka oo dhan Waxa ay eegi doonaan Magaalada Paris iyo qaabka uu Timaha u Samaystey Xidiga Paul Pogba oo Xiligaan loo Caleemo Saaray in uu yahay Hogaamiyaha dalkaas oo koobka yurub dunida oo dhan ayaana laga daawan doonaa Cayaarta Furitaanka koobka yurub 2016.

FRANCE’S EURO 2016 FIXTURES

June 10 at 8pm vs Romania, Stade de France, Paris, ITV

June 15 at 8pm vs Albania, Stade Velodrome, Marseille, ITV

June 19 at 8pm vs Switzerland, Stade Pierre Mauroy, Lille, BBC

FRANCE 23-MAN SQUAD

Goalkeepers: Benoit Costil (Rennes), Hugo Lloris (Tottenham), Steve Mandanda (Marseille).

Defenders: Lucas Digne (Roma), Patrice Evra (Juventus), Christophe Jallet (Lyon), Laurent Koscielny (Arsenal), Eliaquim Mangala (Manchester City), Samuel Umtiti (Lyon), Bacary Sagna (Manchester City), Adil Rami (Sevilla).

Midfielders: Yohan Cabaye (Crystal Palace), Morgan Scheiderlin (Manchester United), N’Golo Kante (Leicester), Blaise Matuidi (Paris Saint-Germain), Paul Pogba (Juventus), Moussa Sissoko (Newcastle).

Forwards: Kingsley Coman (Bayern Munich), Andre-Pierre Gignac (Tigres), Olivier Giroud (Arsenal), Antoine Griezmann (Atletico Madrid), Anthony Martial (Manchester United), Dimitri Payet (West Ham).

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13