Home » Ciyaaraha » Diego Forlan” 12 Sano ayaan moogahay hadana Jacaylka aan u qabo Waa daawadaa Kulankasta oo ay dheeleyso

Diego Forlan” 12 Sano ayaan moogahay hadana Jacaylka aan u qabo Waa daawadaa Kulankasta oo ay dheeleyso
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 3-06-16 2:23 AM

Weeraryahankii hore ee Manchester United  Diego Forlan ayaa shaaca ka qaaday in uu aad u jecelyahay Naadigiisii hore isla Markaana isaga oo 12 Sano ka hor katagay hadana uu daawado Cayaar kasta oo ay dheeleyso.

Diego Forlan ha sheego in uu aad u jecelyahay Manchester United laakiin waxa uu kooxdaas ku qaatay 2 Sano oo uusan saamayn weyn ku yelan Marka laga Reebo 2 Gool Muhiim ahayd oo uu ka dhaliyey kooxaha Chelsea iyo Liverpool.

Xidigaan ayaa Man United waxa uu joogay intii u dhaxaysey 2002 ilaa 2004 waxaana uu u dhaliyey Naadigaan 17 Gool 95 kulan oo uu u saftay sidaa oo ay tahay Waxa uu Diego Forlan sheegay in Jacaylka uu u hayo dartiis uu daawado Cayaar kasta oo ay dheeleyso kooxdiisii hore,