Home » Ciyaaraha » Diego Simeone Oo Go’aan Ka Qaatay Arinta Diego Coast. Maxeey tahay sababta

Diego Simeone Oo Go’aan Ka Qaatay Arinta Diego Coast. Maxeey tahay sababta
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 14-06-16 10:43 AM

Macalinka kooxda Atletico Madrid Diego Simeone ayaa waxaa uu diiday inuu dib ula soo saxiixdo ciyaaryahankiisa hore ee Diego Coast.

Simeone ayaa doonaya in Atletico Madrid dhaliyeheeda hore uu dib ugu soo celiyo kooxda , balse waxaa hada soo baxaya sida ay qoreeyso Mirroro in Coast aan imaandoonin kooxda.

Waxaa uu doonayaa Diego Coast inuu noqdo xilli ciyaareedka soo socda , sidoo kalena uu la shaqeeyo Macalin Conte.

Macalin Conte ayaa doonaya inuu ilaashto Costa , kaasi oo doonaya inuu ku duulaantago.

Wararka kale waxaa ay sheegayaan in Simeone uusan dooneyn inuu ku mashquulin arinta Coast maxaa yeelay waxaa la dareemayaa inuusan helidoonin.