Home » Ciyaaraha » Everton oo go’aan lama filaan ah ka qaadatay mustaqbalka John Stones .Maxeey tahay sababta?

Everton oo go’aan lama filaan ah ka qaadatay mustaqbalka John Stones .Maxeey tahay sababta?
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 8-06-16 6:34 AM

John Stones ayau ku sii jeedaan indhaha kooxo waweyn ee aad ugu dagaalamaya marka uu furmo suuqa kala iibsiga xili ciyaareedka dambe.

Lakiin Everton ayaa ku adkeystay ay in daafacaan uusan ka dhaqaaqi doonin garoonka Goodison Park xagaagii labaad oo isku xiga.

Stones,oo 22 jir ah, waa bartilmaameed ugu weyn Manchester City iyadoo daafaca England diyaar diyaar uu u ahaa inuu koox weyn ku biiro.

Chelsea ayaa sanadkii la soo dhaafay sidaan oo kale loogu diiiday dalab waali ah oo ay ka gudbiyaan daafaca dhalinyada ah.

Everton ayay ubadan tahay markale in ay ceshtaan daafacooda oo bartilmaameed u ah Man City, Man Utd, Chelsea iyo Barcelona.