Home » Ciyaaraha » Falaanqeynta Kulanka Ukraine Vs Poland, Martigeliyeyaashii Euro 2012 Oo Madaxa isla Galaya Caawa

Falaanqeynta Kulanka Ukraine Vs Poland, Martigeliyeyaashii Euro 2012 Oo Madaxa isla Galaya Caawa
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 21-06-16 5:24 AM

Ukarine ayaa caawa ciyaari doonta kulankeedii ugu danbeeyay ee Euro xalqadiisa 2016 waxayna la ciyaarayaan xulka ay tartankaan wad amartigeliyaan sanadii 2012 ee Poland.

Kulanka: Ukriane Vs Poland

Garoonka:

Saacada Geeska Afrika: 7:00 Fiidnimo

Wararka Labada Koox:

Ukraine waxay labo guuldaro kala kulntay Germany iyo Ireland sidaas darteed kulankana waa koodii ugu danbeeyay e tartanka waxayna xaqiiqsadeen iney u laaban donana guryahooda kulankaan kadib waxyana u baahan yihiin ugu yaraan dhiboc ay kala lalaabtaan tartanka,

Poland ayaan iyana qabin wax walwal ah iyagoo xaqiiqsanaya booskooda labaad hadii ay barbaro galaan ama ay xitaa guuldarasato Ireland oo la ciyaareysa Germany, Bartosz Kapustka ayaa u sheegay macalinkiisa Adam Nawałka tayadiisa kulankii ugu danbeeyay sidoo kale waxaa goolal u baahan Robert Lewandowski iyo Arkadiusz Milik.

 

Shaxha Macquulka Ah Ee Labada Koox:

Ukraine: Boyko; Butko, Khacheridi, Kucher, Shevchuk; Rybalka, Rotan, Garmash; Yarmolenko, Konoplyanka; Zozulya.

Poland: Fabiański; Cionek, Glik, Pazdan, Jędrzejczyk; Błaszczykowski, Krychowiak, Zieliński, Kapustka; Milik, Lewandowski.