Home » Ciyaaraha » FALANQEYNTA Kulanka Adag Ee Euro 2016-ka Ee Dhex Maraya Xulalka Germany Iyo Sidoo Kale Ukraine (Maxaa Laga Soo Calaamadiyey??)

FALANQEYNTA Kulanka Adag Ee Euro 2016-ka Ee Dhex Maraya Xulalka Germany Iyo Sidoo Kale Ukraine (Maxaa Laga Soo Calaamadiyey??)
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 12-06-16 6:01 AM

Maxaa Ka cusub labada xul

Hummels ayaa qarka u saaran baaritaan xilli danbe ah inuu maro iyadoo uu bedeli doono Kimmich ama Shkodran Mustafi haddii uu soo kabsan waayo.

Macalin Low ayaa go’aansan doona inuu Mario Gomez ama Mario Gotze midkood uu usho kulankaan

Artem Kravets iyo Oleh Husyev ayaa labadoodaba shaki laga muujinayaa in ay usaftaan kulankaan xulka Ukraine.

Xaqiiqooyinka Labada xul

Germany ayaa guuldarro la’aan marka ay wajahayeeen Ukraine (W2 D3). labadii kulan ee ugu danbeeyay waxa ay ka dhaliyeen 11 gool.

Germany iyo Ukraine ayaa kulanka ugu horeeyay ee tartan weyn ku kulmaya.,markii 12aad Germany badinayay (1972, 1980, 1996), (1964, 2008, 2012).

Germany ayaa badisay todoba ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu danbeyay koobka Yurub, waxaana laga laba jeer oo kala ahaa (2008 final v Spain & 2012 semi-final v Italy).

Shaxda Macquulka ah

Germany: Neuer; Höwedes, Mustafi, Boateng, Hector; Kroos, Khedira; Müller, Özil, Draxler; Gomez.

Ukraine: Pyatov; Fedetskiy, Khacheridi, Rakitskiy, Shevchuk; Stepanenko, Sydorchuk, Garmash; Yarmolenko, Konoplyanka; Zozulya.