Home » Ciyaaraha » Flim ay Jilayaan qaar ka mid ah Xidigaha Man United oo Dunida aad looga hadal hayo+Sawiro

Flim ay Jilayaan qaar ka mid ah Xidigaha Man United oo Dunida aad looga hadal hayo+Sawiro
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 15-06-16 6:56 AM

Qaar ka mid ah Cayaaryahanada kooxda Manchester United ayaa ka qayb qaadanaya Flim siweyn looga soo shaqeeyey oo dhawaan soo bixi doona kaas oo lagu Magacaabo Independence Day,

Flimkaan waxaa ka qayb qaadanaya Cayaartoyda kala ah Wayne Rooney  Juan Mata iyo Chris Smalling kuwaas oo Jiliinka Flimkaan qayb weyn ka qaadan doona.

Manchester United ayaa Flimkaan Maal gelineysa Waxaana lafilayaa in ay ka soo Gasho Lacag aad u afarabadan Waxaana hada la soo Saaray Kilib yar oo Flimkaas ka mid ah waxaana daawaday Malaayiin qof oo Caalamka ku kala nool.

Inta Filinkan socdo Waxaad arki doontaa sidoo kale Wajiyada Cayaartoy ay ka midyihiin  Ashley Young, iyo Daley Blind Waxaana aad u soo Jiitey dad badan qaabka Flimkaan loo jilay.

1 2 3 4 5 6 7 8