Home » Ciyaaraha » Gundogan, Xhaka & Saxiixyadii Ugu Waa Weynaa Ee Illaa Haatan Xagaagaan Laga Sameeyey Suuqa Kala Iibsiga

Gundogan, Xhaka & Saxiixyadii Ugu Waa Weynaa Ee Illaa Haatan Xagaagaan Laga Sameeyey Suuqa Kala Iibsiga
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 2-06-16 2:51 PM

Manchester City ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday saxiixa burburiyaha qadka dhexe ee asal Turkiga ah balse heysta dhalashada Germany Ilkay Gundogan, kaasoo ay kula soo wareegtay adduun lacageed dhan 28 milyan oo euros isla markaana qalinka ugu duugay qandaraas afar sanno ah.

Inkastoo uu dhaawac garoomada uga maqnaan doono illaa bisha September ee sannadkaan, Man City ayaa Gundogan ka dhigtay saxiixii ugu horreeyey ee tababare Pep Guardiola, waxaana halkaan kusoo gudbineynaa liiska saxiixyadii illaa iyo haatan ugu waa weynaa suuqa kala iibsiga. Sarifka lacagtuna waa Euro.

ILKAY GUNDOGAN | Borussia Dortmund > Manchester City | €28m

CANER ERKIN | Fenerbahce > Inter | Beeca Xorta Ah

ANTONIO RUDIGER | Stuttgart > Roma | €9m

VIKTOR FISCHER | Ajax > Middlesbrough | €5m

ANDREJ KRAMARIC | Leicester City > Hoffenheim | €10m

GRANIT XHAKA | Borussia Monchengladbach > Arsenal | €45m

EMRE COLAK | Galatasaray > Deportivo La Coruna | Beeca Xorta Ah

LORIS KARIUS | Mainz > Liverpool | €6.2m

LORENZO TONELLI | Empoli > Napoli | €10m

KEVIN VOLLAND | Hoffenheim > Bayer Leverkusen | €20m

JOSIP BREKALO | Dinamo Zagreb > Wolfsburg | €7m

NALDO | Wolfsburg > Schalke | Beeca Xorta Ah

OUSMANE DEMBELE | Rennes > Borussia Dortmund | €8m

HAVARD NORDTVEIT| Borussia Monchengladbach > West Ham | Beeca Xorta Ah

RENATO SANCHES | Benfica > Bayern Munich | €35m

MATS HUMMELS | Borussia Dortmund > Bayern Munich | €38m

JOEL MATIP | Schalke > Liverpool | Beeca Xorta Ah