Home » Ciyaaraha » Is Aragii 2aad Ee Group-yada Euro 2016 Ayaa Soo Dhamaaday – Halkaan Ka Daalaco Natiijooyinka & Kala Sareynta Group-yada.

Is Aragii 2aad Ee Group-yada Euro 2016 Ayaa Soo Dhamaaday – Halkaan Ka Daalaco Natiijooyinka & Kala Sareynta Group-yada.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-06-16 12:57 AM

Waxaa soo dhamaaday is-araga labaad ee wareega group-yada tartanka Qaramada Yurub iyadoo natiijooyin xiiso leh ay ka soo baxeen, waxaana berri oo axad ah bilaabanaya isaraga seddexaad ee wareega group-yada.

Ilaa iyo haatan waxaa booskooda wareega 16ka ee Euro 2016 xaqiijistay xulalka France, Italy iyo xulka difaacanaya koobka ee Spain oo ku kala jira group-yada A, E iyo D. Ma jiro weli xul si rasmi ah u xaqiijiyay ka haritaankiisa tartankaan madaama kooxaha kaalinta 3aad ay rajo ka leeyihiin inay noqdaan 4ta xul ee ku biiraya 12ka xul ee ku soo baxaya kaalinta koowaad iyo labaad ee group-yada.

Group A

June 10

France 2-1 Romania (Saint-Denis)

June 11

Albania 0-1 Switzerland (Lens)

June 15

Romania 1-1 Switzerland (Paris)

France 2-0 Albania (Marseille)

June 19

France – Switzerland (Lille)

Romania – Albania (Lyon)

Group A Kulamada Dhibco
France 2 6
Switzerland 2 4
Romania 2 1
Albania 2 0

 

Group B

June 11

Wales 2-1 Slovakia (Bordeaux)

England 1-1 Russia (Marseille)

June 15

Russia 1-2 Slovakia (Lille)

England 2-1 Wales (Lens)

June 20

Slovakia – England (Saint-Étienne)

Russia – Wales (Toulouse)

Group B Kulamada Dhibcaha
England 2 4
Slovakia 2 3
Wales 2 3
Russia 2 1

 

Group C

June 12

Poland 1-0 Northern Ireland (Nice)

Germany 2-0 Ukraine (Lille)

June 16

Ukraine 0-2 Northern Ireland (Lyon)

Germany 0-0 Poland (Saint-Denis)

June 21

Nothern Ireland – Germany (Paris)

Ukraine – Poland (Marseille)

Group C Kulamada Dhibcaha
Germany 2 4
Poland 2 4
N. Ireland 2 3
Ukraine 2 0

 

Group D

June 12

Turkey 0-1 Croatia (Paris)

June 13

Spain 1-0 Czech Republic (Toulouse)

June 17

Czech Republic 2-2 Croatia (Saint-Étienne)

Spain 3-0 Turkey (Nice)

June 21

Croatia – Spain (Bordeaux)

Czech Republic – Turkey (Lens)

Group D Kulamada Dhibcaha
Spain 2 6
Croatia 2 4
Czech Republic 2 1
Turkey 2 0

 

Group E

June 13

Republic of Ireland 1-1 Sweden (Saint-Denis)

Belgium 0-2 Italy (Lyon)

June 17

Italy 1-0 Sweden (Toulouse)

June 18

Belgium 3-0 Republic of Ireland (Bordeaux)

June 22

Sweden – Belgium (Nice)

Italy – Republic of Ireland (Lille)

Group E Kulamada Dhibcaha
Italy 2 6
Belgium 2 3
Sweden 2 1
R.Ireland 2 1

 

Group F

June 14

Austria 0 – 2 Hungary (Bordeaux)

Portugal 1 – 1 Iceland (Saint-Étienne)

June 18

Iceland 1-1 Hungary (Marseille)

Portugal – Austria (Paris)

June 22

Iceland – Austria (Saint-Denis)

Hungary – Portugal (Lyon)

Group F Kulamada Dhibcaha
Hungary 2 4
Iceland 2 2
Portugal 2 2
Austria 2 1