Home » Ciyaaraha » Jadwalka Kulamada Chelsea Ee Xilli Ciyaareedka Cusub Ee Horyaalka England Premier League Oo Dhammeystiran

Jadwalka Kulamada Chelsea Ee Xilli Ciyaareedka Cusub Ee Horyaalka England Premier League Oo Dhammeystiran
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 15-06-16 9:57 AM

Tababare Antonio Conte ayaa noloshiisa horyaalka England Premier League wuxuu ku bilaaban doonaa ciyaar uu garoonkiisa ku ciyaarayo oo uu ku wajihi doono kooxda West Ham United iyadoo ay Chelsea isha ku heyso inay kasoo kabsato musiibadii ku dhacday xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay.

Blues  ayaa kulankeeda xigga booqan doonta kooxda Watford todobo cisho ka dib, waxaana kulankeeda seddaxaad ay wajihi doontaa Burnley.

Jose Mourinho ayaana kusoo laaban doona Stamford Bridge 22ka bisha October ee sannadkaan isagoo hogaaminaya Manchester United, wuxuuna kulanka xigga ee Man United iyo Chelsea dhici doonaa 15ka bisha April ee sannadka soo aadan, Blues ayaana xilli ciyaareedkeeda kusoo xiraneysa kulan ay wajaheyso kooxda Sunderland 21ka bisha May ee sannadka soo aadan. 

Barclays Premier League – Jadwalka Isku Aadka Chelsea Oo Dhammeystiran

Saturday 13 August
15:00
Chelsea
v.
West Ham United
Saturday 20 August
15:00
Watford
v.
Chelsea
Saturday 27 August
15:00
Chelsea
v.
Burnley
Saturday 10 September
15:00
Swansea City
v.
Chelsea
Saturday 17 September
15:00
Chelsea
v.
Liverpool
Saturday 24 September
15:00
Arsenal
v.
Chelsea
Saturday 1 October
15:00
Hull City
v.
Chelsea
Saturday 15 October
15:00
Chelsea
v.
Leicester City
Saturday 22 October
15:00
Chelsea
v.
Manchester United
Saturday 29 October
15:00
Southampton
v.
Chelsea
Saturday 5 November
15:00
Chelsea
v.
Everton
Saturday 19 November
15:00
Middlesbrough
v.
Chelsea
Saturday 26 November
15:00
Chelsea
v.
Tottenham Hotspur
Saturday 3 December
15:00
Manchester City
v.
Chelsea
Saturday 10 December
15:00
Chelsea
v.
West Bromwich Albion
Tuesday 13 December
19:45
Sunderland
v.
Chelsea
Saturday 17 December
15:00
Crystal Palace
v.
Chelsea
Monday 26 December
15:00
Chelsea
v.
Bournemouth
Saturday 31 December
15:00
Chelsea
v.
Stoke City
Monday 2 January
15:00
Tottenham Hotspur
v.
Chelsea
Saturday 14 January
15:00
Leicester City
v.
Chelsea
Saturday 21 January
15:00
Chelsea
v.
Hull City
Wednesday 1 February
20:00
Liverpool
v.
Chelsea
Saturday 4 February
15:00
Chelsea
v.
Arsenal
Saturday 11 February
15:00
Burnley
v.
Chelsea
Saturday 25 February
15:00
Chelsea
v.
Swansea City
Saturday 4 March
15:00
West Ham United
v.
Chelsea
Saturday 11 March
15:00
Chelsea
v.
Watford
Saturday 18 March
15:00
Stoke City
v.
Chelsea
Saturday 1 April
15:00
Chelsea
v.
Crystal Palace
Wednesday 5 April
19:45
Chelsea
v.
Manchester City
Saturday 8 April
15:00
Bournemouth
v.
Chelsea
Saturday 15 April
15:00
Manchester United
v.
Chelsea
Saturday 22 April
15:00
Chelsea
v.
Southampton
Saturday 29 April
15:00
Everton
v.
Chelsea
Saturday 6 May
15:00
Chelsea
v.
Middlesbrough
Saturday 13 May
15:00
West Bromwich Albion
v.
Chelsea
Sunday 21 May
15:00
Chelsea
v.
Sunderland