Home » Ciyaaraha » Jadwalka Kulamada Liverpool Ee Xilli Ciyaareedka Cusub Ee Horyaalka England Premier League Oo Dhammeystiran

Jadwalka Kulamada Liverpool Ee Xilli Ciyaareedka Cusub Ee Horyaalka England Premier League Oo Dhammeystiran
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 15-06-16 9:02 AM

Liverpool ayaa kulankeeda ugu horreeya ee xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka England Premier League 2016 illaa 2017 waxay ku bilaaban doontaa ciyaar ay booqaneyso kooxda Arsenal 13ka bisha August, iyadoo tababare Jurgen Klopp uu kooxda ka dhisan Anfield Road leylin doono xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyey ee dhammeystiran.

Safarka ay ku tegayaan FLY Emirates Stadium ayaa wuxuu noqon doonaa midka ugu horreeya tiro kulamo ah oo adag oo ay Reds ku furan doonto Premier League, kooxaha Tottenham, Chelsea iyo kooxda difaacaneysa horyaalka ee Leicester City ayena foodda dari doontaa ka hor dhammaadka bisha September ee sannadkaan.

Kulamada Merseyside derby ee xilli ciyaareedkaan ay isaga hor imaanayaan kooxaha Liverpool iyo Everton ayaa la ciyaari doonaa 17ka bisha December ee sannadkaan iyo 1da bisha April ee sannadka soo aadan. Reds ayaana wajihi doonta kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan ee Manchester United 15ka bisha October ee sannadkaan ka hor inta aysan isku laaban 14ka bisha January ee bilowga sannadka soo aadan.

Kooxda 18ka jeer qaaday horyaalka Ingiriiska ee Liverpool ayaa xilli ciyaareedkeeda kusoo afmeeri doonta ciyaar ay ku wajaheyso kooxda dhowaan heerka koowaad usoo dallacday ee Middlesbrough.

Barclays Premier League – Jadwalka Kulamada Liverpool Oo Dhammeystiran

 

Saturday 13 August
15:00
Arsenal
v.
Liverpool
Saturday 20 August
15:00
Liverpool
v.
Burnley
Saturday 27 August
15:00
Tottenham Hotspur
v.
Liverpool
Saturday 10 September
15:00
Liverpool
v.
Leicester City
Saturday 17 September
15:00
Chelsea
v.
Liverpool
Saturday 24 September
15:00
Liverpool
v.
Hull City
Saturday 1 October
15:00
Swansea City
v.
Liverpool
Saturday 15 October
15:00
Liverpool
v.
Manchester United
Saturday 22 October
15:00
Liverpool
v.
West Bromwich Albion
Saturday 29 October
15:00
Crystal Palace
v.
Liverpool
Saturday 5 November
15:00
Liverpool
v.
Watford
Saturday 19 November
15:00
Southampton
v.
Liverpool
Saturday 26 November
15:00
Liverpool
v.
Sunderland
Saturday 3 December
15:00
Bournemouth
v.
Liverpool
Saturday 10 December
15:00
Liverpool
v.
West Ham United
Tuesday 13 December
19:45
Middlesbrough
v.
Liverpool
Saturday 17 December
15:00
Everton
v.
Liverpool
Monday 26 December
15:00
Liverpool
v.
Stoke City
Saturday 31 December
15:00
Liverpool
v.
Manchester City
Monday 2 January
15:00
Sunderland
v.
Liverpool
Saturday 14 January
15:00
Manchester United
v.
Liverpool
Saturday 21 January
15:00
Liverpool
v.
Swansea City
Wednesday 1 February
20:00
Liverpool
v.
Chelsea
Saturday 4 February
15:00
Hull City
v.
Liverpool
Saturday 11 February
15:00
Liverpool
v.
Tottenham Hotspur
Saturday 25 February
15:00
Leicester City
v.
Liverpool
Saturday 4 March
15:00
Liverpool
v.
Arsenal
Saturday 11 March
15:00
Burnley
v.
Liverpool
Saturday 18 March
15:00
Manchester City
v.
Liverpool
Saturday 1 April
15:00
Liverpool
v.
Everton
Wednesday 5 April
20:00
Liverpool
v.
Bournemouth
Saturday 8 April
15:00
Stoke City
v.
Liverpool
Saturday 15 April
15:00
West Bromwich Albion
v.
Liverpool
Saturday 22 April
15:00
Liverpool
v.
Crystal Palace
Saturday 29 April
15:00
Watford
v.
Liverpool
Saturday 6 May
15:00
Liverpool
v.
Southampton
Saturday 13 May
15:00
West Ham United
v.
Liverpool
Sunday 21 May
15:00
Liverpool
v.
Middlesbrough