Home » Ciyaaraha » Jadwalka Kulamada Man City Ee Xilli Ciyaareedka Cusub Horyaalka England Premier League Oo Dhammeystiran

Jadwalka Kulamada Man City Ee Xilli Ciyaareedka Cusub Horyaalka England Premier League Oo Dhammeystiran
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 15-06-16 8:59 AM

Pep Guardiola ayaa noloshiisa xilka tababarenimo ee Manchester City wuxuu ku bilaaban doonaa kulan uu garoonka kooxdiisa ku wajahayo Sunderland 13ka bisha August ee sannadkaan ka dib markii lagu dhawaaqay jadwalka isku aadka xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka England Premier League 2016 illaa 2017.

Booqashada ay ugu imaaneyso Black Cats ayaa waxaa u xiggi doona safar ay ugu tegayaan kooxda Stoke City ka hor inta aysan wajihin West Ham United oo kusoo booqan doonta Etihad Stadium 27ka bisha August ee sannadkaan.

Kooxda Guardiola ayaana booqan doonta kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester United balse sirta ka dambeysa xiisaha Manchester derby ayaa ah inuu Jose Mourinho hogaamin doono kooxda ka dhisan Old Trafford xilli ciyaareedkaan, iyadoo labada kulan ee Manchester derby la ciyaari doono 10ka September ee sannadkaan iyo 25ka February ee sannadka soo aadan.

Man City ayaa xilli ciyaareedkeeda kusoo afmeeri doonta ciyaar ay wajaheyso kooxda Watford 21ka bisha May ee sannadka soo aadan.

English Barclays Premier League – Jadwalka Kulamada Manchester City

Saturday 13 August
15:00
Manchester City
v.
Sunderland
Saturday 20 August
15:00
Stoke City
v.
Manchester City
Saturday 27 August
15:00
Manchester City
v.
West Ham United
Saturday 10 September
15:00
Manchester United
v.
Manchester City
Saturday 17 September
15:00
Manchester City
v.
Bournemouth
Saturday 24 September
15:00
Swansea City
v.
Manchester City
Saturday 1 October
15:00
Tottenham Hotspur
v.
Manchester City
Saturday 15 October
15:00
Manchester City
v.
Everton
Saturday 22 October
15:00
Manchester City
v.
Southampton
Saturday 29 October
15:00
West Bromwich Albion
v.
Manchester City
Saturday 5 November
15:00
Manchester City
v.
Middlesbrough
Saturday 19 November
15:00
Crystal Palace
v.
Manchester City
Saturday 26 November
15:00
Burnley
v.
Manchester City
Saturday 3 December
15:00
Manchester City
v.
Chelsea
Saturday 10 December
15:00
Leicester City
v.
Manchester City
Wednesday 14 December
20:00
Manchester City
v.
Watford
Saturday 17 December
15:00
Manchester City
v.
Arsenal
Monday 26 December
15:00
Hull City
v.
Manchester City
Saturday 31 December
15:00
Liverpool
v.
Manchester City
Monday 2 January
15:00
Manchester City
v.
Burnley
Saturday 14 January
15:00
Everton
v.
Manchester City
Saturday 21 January
15:00
Manchester City
v.
Tottenham Hotspur
Tuesday 31 January
19:45
West Ham United
v.
Manchester City
Saturday 4 February
15:00
Manchester City
v.
Swansea City
Saturday 11 February
15:00
Bournemouth
v.
Manchester City
Saturday 25 February
15:00
Manchester City
v.
Manchester United
Saturday 4 March
15:00
Sunderland
v.
Manchester City
Saturday 11 March
15:00
Manchester City
v.
Stoke City
Saturday 18 March
15:00
Manchester City
v.
Liverpool
Saturday 1 April
15:00
Arsenal
v.
Manchester City
Wednesday 5 April
19:45
Chelsea
v.
Manchester City
Saturday 8 April
15:00
Manchester City
v.
Hull City
Saturday 15 April
15:00
Southampton
v.
Manchester City
Saturday 22 April
15:00
Manchester City
v.
West Bromwich Albion
Saturday 29 April
15:00
Middlesbrough
v.
Manchester City
Saturday 6 May
15:00
Manchester City
v.
Crystal Palace
Saturday 13 May
15:00
Manchester City
v.
Leicester City
Sunday 21 May
15:00
Watford
v.
Manchester City