Home » Ciyaaraha » Jamie Vardy oo Goordhow Tijaabo Caafimaad u mari doona Arsenal

Jamie Vardy oo Goordhow Tijaabo Caafimaad u mari doona Arsenal
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 4-06-16 6:07 AM

Sida ay Xaqiijinayan Wararka ka imaanaya Magaalada London waxaa la soo gaba gabeeyey Wadahalkii lagu kala Wareegsanayey Weeraryahanka dalka England iyo Naadiga Leicester City .Jamie Vardy kaas oo qarka u Saaran in uu sirasmi ah ugu biiro kooxda Arsenal.

Arsenal Macalinkeeda Arsene Wenger ayaa lasheegayaa in uu bixiyey Lacag dhan £20m taas oo lagu Kanasalayo qandaraaskii uu dhawaan u Saxiixay kooxdiisa Jamie Vardy iyada oo sidoo kale lasheegayo in laysku afgartay beeciisa.

Jamie Vardy ayaa Tijaabo Caafimaad u mari doona kooxda Arsenal kahor inta uusan bilaaban koobka yurub 2016 Waxaana uu kumari doonaa Tijaabadaas Gudaha dalka France isaga oo Saxiixi doona heshiis 4 Sano ah sida lasheegayo.