Home » Ciyaaraha » KANE: Garsooreyaasha EURO 2016 waa in ay Xoogganaadaan

KANE: Garsooreyaasha EURO 2016 waa in ay Xoogganaadaan
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 5-06-16 7:38 AM

Gooldhaliyaha Tottenham iyo England ayaa ka hadlay kulankii xulkiisu la qaatay dhiggiisa Portugal iyo rajada uu ka qabo tartanka Euro 2016 habka garsoorku noqon doono.

Harry Kane ayaa doonaya in garsoor xoog badan laga helo Euro 2016 si ay u ilaaliyaan degganaanta ciyaaraha iyo in aysan Kaararka kula deg-degn xiddigaha tartanka ka qeyb qaadanaya.

Gooldhaliyaha England ayaa cadaadid uu kala kulmay Bruno Alves Khamiistii ka hadlay, iyadoo laacibka Portugal ee difaaca ah casaan lagu siiyay markii uu lugta ku dhuftay madaxa Kane.

Kane ayaa dhaliil u jeediyay habkii Roosaha ee Laacibkaas, wuxuuna sheegay in qaladka uu qyeb kulahaa.