Home » Ciyaaraha » Kooxda Chelsea oo dalabkii sedaxaad u dirtay Radja Nainggolan.

Kooxda Chelsea oo dalabkii sedaxaad u dirtay Radja Nainggolan.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 28-06-16 9:08 AM

Chelsea ayaa markii sedaxada dalab layaab lah u dirtay kooxda Roma ciyaaryahanka dhexda ugu ciyaaro ee Radja Nainggolan.

Laacibka reer Belgium ayaa maal mahii la soo dhafay waxey wada hadalo kula jira laacibka kooxda Chelsea, lakiin kooxdiisa ayaan wali ku qancin dalabka loo soo diray laacibkan .
Sida eey ku warameyso Sky Italia, Chelsea ayaa markan soo bandhigtay €40m (£33.4m), iyadoona kooxda ka dhisan dalka Talyaaniga eey ka diiday Blues hal dalab

Roma ayaa dooneynin in laacibkan eeysan fasaxin madaama eey bishaan eey ka iibsay Miralem Pjanic kooxda Juventus.