Home » Ciyaaraha » Kooxda Manchester City oo shaaca ka qaaday xiliga oo dheeeli doono wiilka ee dhawaan soo iibsadeyn Ilkay Gundogan

Kooxda Manchester City oo shaaca ka qaaday xiliga oo dheeeli doono wiilka ee dhawaan soo iibsadeyn Ilkay Gundogan
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 15-06-16 6:52 AM

Kooxda Kubada Cagta Manchester City ayaa shaacisay in Cayaaryahankooda Cusub ee Ilkay Gundogan uusan dheeli doonin bilaawga Xili Cayaareedka 2016-2017.

Ilkay Gundogan oo dhawaan un ku soo biirey Manchester City ayaa qaliin looga sameeyey Jilibka waxaana mar uu soo booqday Xarunta lagu Tababaro Cayaartoyda yar yar ee Naadigiisa lasheegay in uu Xili dheer Garoomada ka maqnaan doono.

Cayaaryahakaan oo u dhashay dalka Jarmalka ayaa ahaa Saxiixii koowaad ee Macalin Pep Guardiola waxa uuna ku soo iibsaday Lacag dhan £21million Waana 25 Jir ka soo Tagay Naadiga dalkiisa ee Borussia Dortmund.

1 2 3 4