Home » Ciyaaraha » Kooxda PSG oo Awoodeeda Isugu Geyneysa Soo Qaadashadda Wiilka Rer Holland Van Persie

Kooxda PSG oo Awoodeeda Isugu Geyneysa Soo Qaadashadda Wiilka Rer Holland Van Persie
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 7-06-16 5:27 AM

PSG ayaa dooneysa in ay wadahadallo la furaan weeraryahanka Fenerbahçe ee Van Persie waxa ayna u arkaan badalka Zlatan kaasi oo ka huleelay kooxdaas

Van Perise ayaa hishiiskisa kooxdaas reer Turki waxa uu ku siman yahay illaa iyo sanadka 2018-ka

PSG ayaa laacibkaas hore ee United ku dooneysa aduun gaaraya 11milyan oo euro waana qiimaha uu haatan ka joogo suuqa kala wareegga

Laacibkaas 32 sanno jirka ah aaya kooxdaas u dhaliyay xilli ciyaareedkiisii 1-aad 22 gool.