Home » Ciyaaraha » Kulamada Arsenal u qorsheysan kahor bilaawga Horyaalka iyo Xiliyada ay dheeli doonto

Kulamada Arsenal u qorsheysan kahor bilaawga Horyaalka iyo Xiliyada ay dheeli doonto
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 3-06-16 9:12 PM

Kooxda Kubada cagta Arsenal ee dalka England ayaa soo saaratay Jidwalkeeda Kulamada ay dheeli doonto inta aan lagaarin bilaawga Horyaalka England iyaga oo dheeli doona Cayaaro aad u adag.

Arsene Wenger ayaa doonaya in kahor bilaawga Premier League uu Sameeyo Tijaabooyin badan si uu uga sii Gaashaanto Nasiib daradii ku dhacday Xiliga dhamaaday dhawaan kaas oo uu fara marnaan kala laabtay.

Hadaba Arsenal yey ladheeli doontaa Kahor bilaawga Horyaalka England?

MLS All-Stars vs Arsenal
Thursday 28 July
Avaya Stadium, San Jose
Friendly match

Chivas de Guadalajara vs Arsenal
Sunday 31 July
StubHub Center, Los Angeles
Friendly match

Viking FK vs Arsenal
Friday 5 August
Viking Stadion, Stavanger
Friendly match

Arsenal vs Manchester City
Sunday 7 August
Ullevi Stadium, Gothenburg
Friendly match

1 2 3