Home » Ciyaaraha » Kulamada koobka yurub ee Galabta iyo Caawa Saacadaha ay bilaaban doonaan

Kulamada koobka yurub ee Galabta iyo Caawa Saacadaha ay bilaaban doonaan
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 11-06-16 8:28 AM

Aqristeyaal waxaan idiin soo Gudbineynaa Cayaaraha Galabta iyo Caawa dhici doona ee koobka qaramada yurub kuwaas oo ladheeli doono Maalinka Labaad ee koobka yurub waxaana dhici doona 3 Cayaarood oo aad u adag.

Hadaba yaa dheeli doona Cayaaraha Galabta iyo Caawa saacadaha Geeska Africa ee la Daawan doonana waa imisa.

04:00 Albania vs Switzerland
07:00 Wales vs Slovakia
010:00 England vs Russia