Home » Ciyaaraha » Layaab! Tomaslav Madzar” Arsene Wenger Wuu Igu qaldamay Waxa uu ii maleeyey in aan ahay Unai Emery,

Layaab! Tomaslav Madzar” Arsene Wenger Wuu Igu qaldamay Waxa uu ii maleeyey in aan ahay Unai Emery,
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 26-06-16 7:16 AM

Dhaqatarka qaaska ah ee dalka Croatia’Tomaslav Madzar ayaa sheegay in Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger uu ku qaldamay ina Maleeyey Macalinkii kooxda Sevilla ee Unai Emery,

Tomaslav Madzar ayaa sheegay in Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ay ku kulmeen Garoonkii ay ku dheleen dalalka Turkiga iyo Croatia uuna ku yiri iska Waran Waxaan kuugu Hambalyeynayaan Europa League aad qaaday Waxaanse ku weydiinayaa marinaa in aad Paris Saint-Germain qaban doonto.

Ma ogeyn in Arsene Wenger uu la hadlayo dhaqatarka Tomaslav Madzar.oo ah dhaqtarka koowaad ee dalka Croatia’ Waxaanan lahadlay oo aan u sheegay in aanan ahayn Macalinkii Sevilla Unai Emery Goor dambe oo aan Sawiro isla galnay Wax badana uu ila hadlaayey sidaa waxa uu ku soo qoray Sawiradiina soo dhigay Bartiisa bulshada.