Home » Ciyaaraha » Macalinka cusub ee Manchester City Guardiola oo xiiso gooni ah u qabo Toni Kroos

Macalinka cusub ee Manchester City Guardiola oo xiiso gooni ah u qabo Toni Kroos
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 3-07-16 9:07 AM

Tababaraha Kooxda Manchester City Guardiola ayaa doonaya inuu la wareego toni kroos oo hore uga soo wada shaqeeyeen kooxda bayern munich si uu ugu xoojiyo khadka dhexe ee kooxdiisa cusub ee Manchester City sid qorayso wargeyska  sunday mirror.

Kroos oo kula soo shaqeeyay Pep Guardiola kooxda Bayern Munich ayaa waxaa qandaraaskiisa Madird kaga harsan afar sannadood laakiin Man City ayaa miiska soo saari karta 63 milyan ginni oo lagu burburin karo qandaraaskiisa, halka sidoo kale lagu waramayo in ciyaaryahanka uu u furan yahay fekerka ah inuu mar labaad ka hoos ciyaaro tababaraha reer Spain.

Real Madrid ayaa la filayaa in ee aqbasho lacagaha lagu donaayo Kros iyada oo maalmihii dambe radis ugu jirto sida ee ku heli laheet wiilka rer France Kante oo bandhig aan caadi eheyn la soo baxay sanadkaan.