Home » Ciyaaraha » Macalinkii horay ee kooxda lacagta Manchester City Manuel Pellegrini oo Heshiis la gaaray koox weyn

Macalinkii horay ee kooxda lacagta Manchester City Manuel Pellegrini oo Heshiis la gaaray koox weyn
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 9-06-16 7:47 PM

Manuel Pellegrini ayaa ogolaaday in uu noqdo tababaraha cusub ee AC Milan xili ciyareedka soosocda kadib wadahadalo waqti badan oo qaatay oo uu la lahaa maamulka kooxdan.

AC Milan ayaa maal-gashi waxaa ku sameyn doono shirkado Chinese oo guud ahaan hami la leh in ay kooxda iibsadaan.

Pellegrini oo ka dhaqaaqay Shaqada Manchester City markii lagu bedelay Gardiola ayaa la aaminsan yahay inuu la shaqeyn doono xili ciyaareedka dambe kooxda Milan.

AC Milan ayaa dooneysa in ay sumacdeedii yurub dib usoo celiso kadin shan ku dhawaad oo ay ka maqan tahay tartamada waweyn ee yurub.