Home » Ciyaaraha » Macalinkii horay ee xulka qaranka Nigeria oo Geeriyooday

Macalinkii horay ee xulka qaranka Nigeria oo Geeriyooday
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 8-06-16 6:40 AM

Halyeeyga kubada cagta ahaana Tababarihii hore ee xulka qaranka Nigeria Stephen Keshi ayaa ku dhintay da’da 54, sida ay qoyskiisu sheegeen.

Tababarihii hore ee xulka qaranka Nigeria ayaa u dhintay wadna xanuun.

Qoyska  Stephen Keshi dhawaaqay dhimashada Mr. Stephen Keshi Okechukwu Chinedu, “walaalkiis, Emmanuel Ado, ayaa ku  sheegay warqad qoraal ah.

Keshi ayaa noqday tababaraha xulka qaranka 2011 isaga oo xulka qaranka ku hogaamiyay koobka qaarada Africa 2013.

Waxa uu sidoo kale ku hogaamiyay Nigeria wareega 16 ee koobka adduunka 2014 halkaas oo ay xulka qaranka Brazil 2-0 kaga adkaatay xulka qaranka Nigeria.