Home » Ciyaaraha » Magacyada 10 ka Cayaaryahan ee inta heshiis lagshay Arsenal hadana uga baxday+Sawiro

Magacyada 10 ka Cayaaryahan ee inta heshiis lagshay Arsenal hadana uga baxday+Sawiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 24-06-16 6:10 AM

Kadib Markii Macalinka Arsenal Arsene Wenger ii ku dhawaaqay in uu ku Guuldaraystey Helitaankii Weeraryahanka dalka England ee Jamie Vardy ayaa waxaa lsoo saaray Liiska 10 Cayaaryahan oo inta Heshiiska Afka ah inta lagsahay Arsenal hadana kabaxaday.

Hadaba Waa kuwee Cayaartoydaas.

10. Zlatan Ibrahimovic

1

9. Didier Drogba

2

8. Samuel Eto’o 

3

7. Angel Di Maria 

4

6. Gareth Bale

5

5. Lionel Messi

6

4. Roberto Carlos

7

3. Harry Kane

8

2. Gianluigi Buffon

9

1. Cristiano Ronaldo

10