Home » Ciyaaraha » Magacyada 12 Cayaaryahan oo ka soo Baxday Iskuulka Kubada cagta Man United oo kasoo muuqan doonta koobka yurub

Magacyada 12 Cayaaryahan oo ka soo Baxday Iskuulka Kubada cagta Man United oo kasoo muuqan doonta koobka yurub
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 4-06-16 6:04 AM

Waxaa 10 ka bishaan ka bilaaban doona dalka France koobka qaramada qaarada yurub 2016 iyada oo koobkaas ay ka qayb gelayaan 24 dal oo dalkiiba ay matalayaan 23 Cayaaryaahan.

Hadaba Cayaartoydaas waxaa ka mid ah 12 Cayaaryahan oo ku soo bar baaray iyaga oo aad u da Kooxda Manchester United in kastoo intooda badan hada ay u dheeelaan kooxo kale qaarkoodna yihiin Hogaamiye yaal wadamadooda sida Xidiga Pogba oo France qiimo weyn ugu fadhiya.

Hadaba waa kuwee 12 kaas Cayaaryahan?

Marcus Rashford (England)
Tom Heaton (England)
Paul Pogba (France)
John O’Shea (Republic of Ireland)
Robbie Brady (Republic of Ireland)
James Chester (Wales)
Paddy McNair (Northern Ireland)
Jonny Evans (Northern Ireland)
Craig Cathcart (Northern Ireland)
Corry Evans (Northern Ireland)
Oliver Norwood (Northern Ireland)
Luke McCullough (Northern Ireland)