Home » Ciyaaraha » Magacyada Cayaaryahanada oo ka fariistay Cayaaraha iyaga oo aan Waligood qaadan Calaamada Casaanka ah+Sawiro

Magacyada Cayaaryahanada oo ka fariistay Cayaaraha iyaga oo aan Waligood qaadan Calaamada Casaanka ah+Sawiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 4-07-16 7:37 AM

Kubada Cagta Waxa ay ka mid tahay cayaaraha loogu jecelyahay caalamka Waxa ay cayaaryahanka u samaysaa Sumca ama Sumacad Xumo aan waligiis ka tirmeyn ilaa uu ka dhinto,

Cayaartoyda lagu tilmaamo in ay yihiin kuwa ugu sumcada Xun kubada Cagta ayaa ah kuwa Xili kasta qaata Roosayaasha lana kulmaya Ganaaxyada aadka u badan.

Hadaba waxaan idiin soo Gudbineynaa Aqristeyaasheena sharafta badanoow 8 Cayaaryahan oo hada ka fariistay Cayaarta kubada Cagta oo aan weligoos qaadan Calaamada Casaanka ama Roose sida aad u taqaan.

Magacyada aad arki doontaan kuma jiro Xidiga Barcelona iyo Xulka Argentina Lionel Messi Waayo 1 Mar ayuu qaatay calaamada Casaanka ah intii uu dheelayey Kubada cagta.

Hadaba Waa kuwee 8 da Cayaaryahan?

8. Luke Young

Luke Young

 

7. Ledley King

Ledley King

s.

6. Damien Duff

Damien Duff

 

5. Raul Gonzalez

Raul Gonzalez

 

4. Ryan Giggs

MANCHESTER, UNITED KINGDOM - SEPTEMBER 30: during the UEFA Champions League Group B match between Manchester United and VfL Wolfsburg at Old Trafford on September 30, 2009 in Manchester, England. (Photo by Laurence Griffiths/Getty Images)

 

3. Gary Lineker

Gary Lineker

 

2. Edwin Van Der Saar

Edwin-van-der-Sar-001

 

1. Alessandro Del Piero

Del Piero