Home » Ciyaaraha » Magacyada iyo dalalka Africa ee ay asal ahaan ka soo jeedaan 43 Xidig oo hada dheelaya koobka yurub 2016

Magacyada iyo dalalka Africa ee ay asal ahaan ka soo jeedaan 43 Xidig oo hada dheelaya koobka yurub 2016
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 21-06-16 6:48 PM

Waxaa koobka qaramada yurub ee Xiligaan dheelaya Cayaartoy fara badan badan oo asal ahaan ka soo jeeda qaaradaan Africa kuwaas oo qaatay dhalashada dalalka ay hada u dheelayaan.

Sidoo kale Waxaa Jira in dalka France oo ku Guuleystey koobka aduunka Sanadkii 1998 dii Cayaartoydii u qaaday koobkaas ay badankoodu ka soo jeedeen qaarada Africa Gaar ahaan Waxa ay u badanaayeen Wadamada kala ah Senegale iyo Argeria.

Hada dalalka ka qayb gelaya Koobkaan waxaan u dheelaya Cayaartoy tiro ahaan Gaaraya 43 oo ka soo jeeda dalalka qaarada Africa kuwaas oo aan idiin soo gudbineyo wadamada yurub ee ay u dheelayaan iyo dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan ee Africa.

NIGERIA

David Alaba (Austria), Dele Alli (England), Angelo Ogbonna (Italy), Rubin Okotie (Austria) and Hal Robson-Kanu (Wales).

ANGOLA

William Carvalho (Portugal) and Blaise Matuidi (France).

CAMEROUN

Breel Embolo (Switzerland), Francois Moubandje (Switzerland) and Samuel Umtiti (France).

CAPE-VERDE

Eliseu (Portugal), Gelson Fernandez (Switzerland), Joao Mario(Portugal), Luis Nani (Portugal) and Renato Sanchez (Portugal).

COTE D’VOIRE

JOHAN DJOUROU (Switzerland) and JONATHAN TAH (Germany).

EGYPT

Stephen El Shaarawy (Italy).

ETHIOPIA

Theodor Gebre Selassie (Czech Republic).

GHANA

Jerome Boateng (Germany).

GUINEA

Paul Pogba (France).

GUINEA-BISSAU

Danilo Pereira and Eder (Portugal).

KENYA

Martin Olsson (Sweden) and Divock Origi (Belgium).

MALI

Moussa Dembele (Belgium), Ngolo Kante (France) and Moussa Sissoko (France).

MOROCCO

Marouane Fellaini (Belgium), Adil Rami (France).

CONGO DEMOCRATIC REPUBLIC

Michy Batshuayi (Belgium), Christian Benteke (Belgium), Jason Denayer (Belgium), Christian Kabasele (Belgium), Jordan Lukaku (Belgium), Romelu Lukaku (Belgium), Steve Mandanda (France), Eliaquim Mangala (France) and Denis Zakaria (Switzerland).

SENEGAL

Patrice Evra (France), Bacary Sagna (France) and Leroy Sane (Germany).

TUNISIA

Sami Khedira (Germany).