Home » Ciyaaraha » Man City oo qarka u saaran soo xiro gilinta Leroy Sane

Man City oo qarka u saaran soo xiro gilinta Leroy Sane
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 15-06-16 7:19 AM

Kooxda uu hogaamiyo Pep Guardiola Manchester City, ayay u muuqataa inay ku dhawaaqayaan saxiiooda labaad xagaaan Leroy Sane.

Sane, o qeyb ka ah xulkiisa hada ka qeyb galaya koobka qaramada yurub, ayaa soo jiitay uardila xilligii uu ku sugnaa Bayer Muncih.

Kooxda Jarmalka Schalke 04 ayaa laacibkan 20 jirka ah ku qiimeysay aduun lacageed dhan €50 mi, inaskata oo aan wali la ogayn qiimaha ay Man City u bandhigeyso ciyaaryahankan.

Real Madrid ayaa iyanaxiiseyneysay da’yarkan xirfada sare lehiyagoo ku dhawaa in ay heshiis la aaraanbbsihii january.
Real ayaana miiska u saarin qiimo , haddiise uu ku buiiro City waxay dhabar jab ku noqon doontaa Los Blancos