Home » Ciyaaraha » Marc Bartra oo la gudoonsiiyey Funaanada Borussia Dortmund

Marc Bartra oo la gudoonsiiyey Funaanada Borussia Dortmund
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 7-06-16 5:01 AM

aafacii kooxda Kubada Cagta Barcelona ee Marc Bartra ayaa sirasmi ah ugu biirey Naadiga dalka Jarmalka ee Borussia Dortmund Waxaana lagudoonsiiyey Funaanada naadigiisa Cusub.

Borussia Dortmund ayaa Xidiga Marc Bartra  Waxa ay ku iibsadeen Lacag dhan 8 million euro Waxa uuna badal u noqon doonaa daaficii ku biirey Bayern Munich ee Mats Hummels, kaas oo ay ku iibsadeen Lacag dhan  36 million euros.

Halka lagu Gudoonsiiyey Funaanada daafacii hore ee Barcelona waxaa Goob joog ka ahaa Caayaryaahndii Naadiga Barcelona soo maray ee kala ahaa Carles Puyol iyo Ivan de la Pena,

14652302469981