Home » Ciyaaraha » Muxuu Horyaalka Spain Messi iyo Barcelona ku Xasuusan doonaan Dani Alves?

Muxuu Horyaalka Spain Messi iyo Barcelona ku Xasuusan doonaan Dani Alves?
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 3-06-16 9:08 PM

Daafaca dalka Braziil iyo Kooxda Barcelona ee Dani Alves ayaa Goordhow Mxasalaameyn doona kooxdiisa kadib 8 Sanadood oo uu laqaybsaday Guulo waa weyn ayuuna isaga dhaqaaqi doonaa kooxdaas sida laxaqiijiyey,

Dani Alves Waxaa Tabi doona in badan oo kala du duwan oo u baratay shaqadiisa kaftankiisa sheekadiisa kubadiisa TV yada kala duwan ee dalka Spain idaacadaha Sawirqaadayaasha Xerada Tababarka Barcelona iyo dhamaan Taageerayaasha Naadiga.

Sidoo kale Xidiga dalka Braziil waxaa si Gooni ah u tabi doona Cayaaryahanka Lionel Messi oo uu in badan ka Caawiyey Goolal uu dhaliyey Maan aaminsaan Messi in uu heli doono mid lamid ah Dani Alves.

Xidigaan waxaa lagu xasuusan doonaa 23 kii koob ee uu la qaaday Barcelona iyo dhacdooyin badan oo soo Maray intii uu la joogay Naadigaan sida dhacdadii layaabka lahayd ee uu ku Cunay moos lagu soo tuuray si loogu Caayo waxaana Cayaaryahakaan uu kumutay wixii uu sameeyey amaan aad u badan.

Sikastaba Dani Alves ayaa sida ay u badan tahay waxa uu ku biiri doonaa Naadiga faca weyn ee Juventus kaas oo lasheegay in uu lagalay 2 Sano oo heshiis ah waxaana Macquul ah in uu sii kordhiyo Recordka u yaala ee ah in uu yahay kan ugu koobabka badan Xidigaha Braziil markii uu ku Guuleystey 30 koob,

ALVES’ BARCELONA HONOURS

Copa del Rey: 2008–09, 2011–12, 2014–15, 2015–16

Spanish Super Cup: 2009, 2010, 2011, 2013

UEFA Super Cup: 2009, 2011, 2015

La Liga: 2008–09, 2009–10, 2010–11, 2012–13, 2014–15, 2015-16

Champions League: 2008–09, 2010–11, 2014–15

Club World Cup: 2009, 2011, 2015

1 2 3 4 5 6 7 9