Home » Ciyaaraha » Natiijo :Colombia oo guul ku furtay Coppa America

Natiijo :Colombia oo guul ku furtay Coppa America
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 4-06-16 7:31 AM

koobka America ayaa caawa ka furmaya dalka Mareykanka waxa uuna kulanka ugu horeeya dhex marayaa dalka marti gilinaya ee USA iyo Colombia

Mareykanka ayaa tartankaan ka qeyb galaya markii ugu horeeysay tan iyo sanadkii 2007-dii

cristano Zapeta iyo james ayaa kala dhaliyeen labadii gool ee xalay eey kaga badisay qaranka Colombia