Home » Ciyaaraha » Qaabkee isku arki doonaan xulalka ka qeyb galayo koobka Euro wareega 8 dhamaadka Euro 2016.

Qaabkee isku arki doonaan xulalka ka qeyb galayo koobka Euro wareega 8 dhamaadka Euro 2016.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 23-06-16 10:42 AM

Kadib markii laysku aadiyey Wadamada u soo baxay Wareega 16 ka koobka yurub 2016 ayaa Waxaa la soo saaray sidoo kale qaabka ay isugu aadi doonaan 8 da dal ee u soo Gudba wareega Sideed dhamaadka koobka yurub.

Hadaba qaabkee isugu soo beegmi doonaan dalalka ka soo baxa Wareega 16 ka?

Euro 2016 quarter-finals

1. Switzerland/Poland vs Croatia/Portugal

Khamiis June 30, 8pm, Marseille

2. Wales/Northern Ireland vs Hungary/Belgium

Jimco July 1, 8pm, Lille

3. Germany/Slovakia vs Italy/Spain

Sabti July 2, 8pm, Bordeaux

4. France/Republic of Ireland vs England/Iceland

Axad July 3, 8pm, Saint-Denis