Home » Ciyaaraha » Rasmi Neymar oo ka soo muuqan doono filimka xXx ee hogaamiyaha ka yahay Vin Diesel

Rasmi Neymar oo ka soo muuqan doono filimka xXx ee hogaamiyaha ka yahay Vin Diesel
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 5-06-16 7:17 AM

Weeraryahanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Neymar ayaa laxaqiijiyey in uu Flim lajili doono Atooraha iyo Akatarada Caanka ah ee lagu Magacaabo Vin Diesel iyo Ruby Rose Waxaana Magaca Filimku Noqon doonaa xXx .

Xidiga Sare ee dalka Braziil ee Neymar ayaan weli Xaqiijin qaybta uu ku leeyahay Flimkaan waxaase Laxaqiijiyey in uu muuqaal ku yeelan doono.

Sawiro Lasoo dhigay barta Instagram uuna soo dhigay Atooraha caanka ah ee Vin Diesel ayaa lagu Muujiyey kulanka ay wada qaateen isaga iyo Neymar waxaana uu yiri hadii aad ku taqaanay Xidigaan kubada Cagta oo kaliya hadaana waxaad ku arki doontaan Flimada Hollywoodka Marayakanka waana Jilaa lahubo ayuu Hadalkiisa sii Raaciyey.

1 2 3