Home » Ciyaaraha » Rasmi; Shabakadda Nike oo ka dambeyso qaabka xun oo Ronaldo ku jiro

Rasmi; Shabakadda Nike oo ka dambeyso qaabka xun oo Ronaldo ku jiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-06-16 7:32 AM

Waxay aheyd wax la yaab leh Xayeysiintii uu usameynayay Nike dhab ahaantii… xaqiiq!

Waxay u aheyd habeen Madow, Portugal garab dhicii ay la dhaafi weysay Austria waana habeenkii ugu xumaa ee Cristiano Ronaldo inta uu ciyaaraha ku jiray.

Habeenno badan loo aqoonsan CR7 u gaar ah, dhab ahaan muuqaalkiisu ma xumeyn, waa in uu xirtaa si uu goolal u dhaliyo. Fursado badan ayuu lumiyay, Bulisiyoon kasta oo la helo waa uu qaatay balse midna ma sigin, Gool ayaa looga diiday Offside – lama filaankii uu ku lumiyay Rigoorada.

 Haa, Habeen madow ayey u aheyd, Cristiano kulanka uu la dheelay Austria ma aysan aheyn tii ugu xumeyd oo waxaa ka dambeyn kara kuwo kasii liita.

Waxaas oo dhani ma isagaa? Internet-ka hadal la isku dhaafsanayay ayaa muujiyay: dhibku wuxuu ahaa xayeysiiska Nike ee Ronaldo uu billaabay tartankan billaabashadiisa.