Home » Ciyaaraha » Real Madrid Oo Qarka U Saaran In Ay La Wareegaan Weeraryahankii Barcelona Heshiiska La Gaartay Ee Gabriel Gabriel Jesus

Real Madrid Oo Qarka U Saaran In Ay La Wareegaan Weeraryahankii Barcelona Heshiiska La Gaartay Ee Gabriel Gabriel Jesus
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 25-06-16 7:07 AM

Ka hor furitaanka suuqa kala iibsiga La Liga, kooxda Real Madrid ayaa sare u qaaday dedaalladooda ay ku dooneyaan saxiixa weeraryahanka Palmeiras Gabriel Jesus.

Barcelona ayaa ugu cadcad inay ku guuleysan kartay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka reer Brazil, iyadoo kooxo badan oo Yurub ah isha ay ku hayaan,

Kooxha Juventus iyo Bayern Munich, ayaa dawaday ciyaaryahankaan kulankii kooxdiisa 2-0 kaga badiyeen America Minero.

Laakiin MARCA ayaa xaqiijin karta in Los Blancos ay tahay kooxda ugu dhaw in ay qaataan Gabriel Jesus,

Xiddigan ayaa dhaliyay lix gool 10 kulan oo uu usaftay kooxda Palmeiras xilli ciyaareedkan, waxaana ay haatan kooxda heysta Horyaalka yurub ee Reaa Madrid ku dooneysaa 24 million euros.

Wadahadalada, ayaa waxaa laga yaabaa inay soo dhamaadaan  sida laga soo xigtay walkiilka ciyaaryahanka,

Arintaan ayaa niyad jab ku ah kooxda Barcelona oo hore u daawaneysa bandhiga ciyaaryahankaan aad loo qiimeeyo ee  Gabriel Jesus.