Home » Ciyaaraha » Ronaldo Meelahaa iska War wareeg dalkaagiina Waa la Garaacay+Sawiro

Ronaldo Meelahaa iska War wareeg dalkaagiina Waa la Garaacay+Sawiro
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 3-06-16 2:39 AM

Cayaaryahanka dalka Portugal iyo Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa kujira Xili Gaaban oo fasax ah fasaxaas oo keenay in uu ka maqnaado Cayaartii Xalay laga badiyey dalkiisa markii England ay ku Garaaceen 1-0.

Cristiano Ronaldo ayaa Weli waxa uu ku suganyahay Jaziirada Spain ku dhextaala ee loo dalxiiska tago Ipiza Waxaase laga badiyey dalkiisa oo dheeley kulan aad u adag iyada oo Warbaahinta dalka Portugal ku dhaleeceeyeen kamqnaashaha qarankiisa Ronaldo.

Ronaldo ayaa lsheegayaa sidoo kale in uusan Xitaa daawan Kulankii England iyo Portugal waxaana uu Mashquulsanyahay Raaxada iyo dalxiiska uu kujiro balse dhawaan ayuu ka soo muuqan Xulka qaranka dalkiisa Portugal,

1 2 3 4 5 6 7 8