Home » Ciyaaraha » Saacadaha Geeska Africa ee la dheeli doono Kulamada Galabta iyo Caawa ee Koobka yurub

Saacadaha Geeska Africa ee la dheeli doono Kulamada Galabta iyo Caawa ee Koobka yurub
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 15-06-16 6:48 AM

Waxaa Galabta iyo Caawa la dheeli doonaa kulamo aad u Xiiso badan ee ka tirsan Koobka qaramada yurub 2016 oo si xiiso badan uga socda dalka France Waxaana ladheeli doonaa 3 kulan oo aad u adag.

Hadaba Kulamadaas yaa dheeli doona Saacadee ayaadse daawad kartaa>

04:00 Russia vs Slovakia Garoonka lagu dheelayo Stade Pierre-Mauroy Garsooraha Damir Skomina (Slovenia)
07:00 Romania vs Switzerland Garoonka lagu dheelayo Parc des Princes GarsoorahaSergei Karasev (Russia)
10:00 France vs Albania Garoonka Stade Velodrome Garsooraha William Collum (Scotland)