Home » Ciyaaraha » Shaxda Rasmiga ah oo ay garoonka kusoo gali doonaan xulalka deriska ah ee Wales V England

Shaxda Rasmiga ah oo ay garoonka kusoo gali doonaan xulalka deriska ah ee Wales V England
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 16-06-16 12:13 PM

Tababare Roy Hodgson ayaan wax ka badalin shaxdii uu barbaraha kula galay Russia ciyaartii furitaanka Euro 2016.

Mar kale Sterling, Lallana iyo Kane ayaa dhanka weerarka kusoo bilowday, sidoo kalana macalin Cris Coleman ayaa isna ku abaalmariyay safka hore xidigii dhaliyay goolka guusha kulankii Slovakia Hal-Robson Kanu.

England:

Hart, Walker, Smalling, Cahill, Rose, Dier, Rooney, Alli, Lallana, Kane, Sterling
Keydka:

Forster, Milner, Vardy, Clyne, Henderson, Sturridge, Stones, Wilshere, Barkley, Bertrand, Rashford, Heaton

Wales:

Hennessey, Chester, Ashley Williams, Davies, Gunter, Allen, Ledley, Ramsey, Taylor, Bale, Robson-Kanu

Keydka:

Fon Williams, King, George Williams, Edwards, Richards, Cotterill, Vokes, Collins, Jonathan Williams, Vaughan, Church, Ward